Duufaano Baraf iyo Dabeylo xoogan wata oo dad badan dilay

Qaar kamid ah gobolada dalka Mareykanka waxaa ku dhuftay duufaanno wata baraf, roob iyo dabeylo aad u qaboow, waxa ayna sababeen in dad badan dhintaan halka kuwa kalana xaalad adag ku jiraan. Ku dhawaad 20-qof ayaa ku dhintay Duufaanada wata barafka ee ku dhuftay gobollada koofureed ee dalka Mareykanka, waxaana laga cabsi qabaa in dad … Continue reading Duufaano Baraf iyo Dabeylo xoogan wata oo dad badan dilay